{"id":523326,"date":"2024-10-20T08:14:09","date_gmt":"2024-10-20T05:14:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523326"},"modified":"2024-10-20T08:27:13","modified_gmt":"2024-10-20T05:27:13","slug":"taliyaha-boliiska-oo-kulan-la-qaatay-taliyaasha-hoggaannada-qeybaha-iyo-fadhiyada-madaxbannaan-ee-ciidanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-boliiska-oo-kulan-la-qaatay-taliyaasha-hoggaannada-qeybaha-iyo-fadhiyada-madaxbannaan-ee-ciidanka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Boliiska oo kulan la qaatay Taliyaasha Hoggaannada iyo Fadhiyada Madaxbannaan ee Ciidanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S\/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay kasoo qeyb galeen dhammaan Taliyaasha Hoggaannada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxbannaan. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga gudaha dalka, gaar ahaan kan caasimadda.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa faray saraakiisha kuna bixiyay amar in la dardargeliyo arrimaha lagu sugaayo amniga gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya isagoo si cad u sheegay in qof kasta mas\u2019uuliyadda loo igmaday lagula xisaabtami doono, gaar ahaan sugidda amniga caasimadda iyo xasiloonida guud ee Dalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_241020_081000_470.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S\/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay kasoo qeyb galeen dhammaan Taliyaasha Hoggaannada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxbannaan. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga gudaha dalka, gaar ahaan kan caasimadda. Taliyaha ayaa faray saraakiisha kuna bixiyay amar in la dardargeliyo arrimaha lagu sugaayo amniga gudaha Jamhuuriyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":523327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523326"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523330,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523326\/revisions\/523330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}