{"id":523254,"date":"2024-10-18T18:59:06","date_gmt":"2024-10-18T15:59:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523254"},"modified":"2024-10-18T18:59:06","modified_gmt":"2024-10-18T15:59:06","slug":"guddoomiye-madaale-oo-xulka-kaaraan-guddoonsiiyay-koobka-tartanka-kubadda-cagta-degmooyinka-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-madaale-oo-xulka-kaaraan-guddoonsiiyay-koobka-tartanka-kubadda-cagta-degmooyinka-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Madaale oo Xulka Kaaraan guddoonsiiyay Koobka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoonsiiyay Koobka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmada Balcad Xulalka Kubadda Cagta Degmada Kaaraan kadib markii ay 2-0 ugu badiyeen dhigooda degmada Gubadleey.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Cayaartaan oo aad u xiiso badneed waxaa usoo daawasho tagay kumanaan taageerayaal ah oo xiiseeya cayaaraha, iyo madax kala gedisan oo ay ka mid ahaayeen Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir &amp; Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Duqa Muqdisho ayaa Hambalyo u diray dhamaan Kooxaha ka qeyb galay Tartanka ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad, Guddiga Kubadda Cagta Gobolka Banaadir, Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Laamaha Amniga iyo guud ahaan inta ka qeyb qaadatay habsami u socodka Tartanka inta uu soo socday.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoonsiiyay Koobka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmada Balcad Xulalka Kubadda Cagta Degmada Kaaraan kadib markii ay 2-0 ugu badiyeen dhigooda degmada Gubadleey.\u00a0 Cayaartaan oo aad u xiiso badneed waxaa usoo daawasho tagay kumanaan taageerayaal ah oo xiiseeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":523255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523254","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523256,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523254\/revisions\/523256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}