{"id":523247,"date":"2024-10-18T17:29:17","date_gmt":"2024-10-18T14:29:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523247"},"modified":"2024-10-18T17:37:17","modified_gmt":"2024-10-18T14:37:17","slug":"kaaraan-oo-ku-guuleystay-koobka-tartanka-kubadda-cagta-ee-degmooyinka-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kaaraan-oo-ku-guuleystay-koobka-tartanka-kubadda-cagta-ee-degmooyinka-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Kaaraan oo Ku Guuleysatay Koobka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): <span style=\"font-weight: 400;\">Xulka kubadda cagta ee degmada Kaaraan ayaa galabta ku guuleystay koobka tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmada Balcad, kadib markii ay ciyaarta kama dambaysta 2-0 kaga adkaadeen xulka degmada Gubadleey.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ciyaartan adag oo ka dhacday garoonka Eng Yariisow Stadium, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa taageerayaal fara badan iyo mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kaaraan ayaa qeybta hore ee ciyaarta ku hogaamisay labo gool, taasoo ay ugu dambeyn ku xaqiijisteen guusha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Xulka Gubadleey oo difaac adag ku caan baxay sanadkan, ayaa u adkeysan waayay weerarka xooggan ee Kaaraan, oo sanadka si gaar ah u muujiyay awooddooda ciyaareed.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kulankan ayaa soo gebogeboobay iyadoo xulka Kaaraan uu si rasmi ah ugu dabaaldegayo hanashada koobka.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Xulka kubadda cagta ee degmada Kaaraan ayaa galabta ku guuleystay koobka tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmada Balcad, kadib markii ay ciyaarta kama dambaysta 2-0 kaga adkaadeen xulka degmada Gubadleey. Ciyaartan adag oo ka dhacday garoonka Eng Yariisow Stadium, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa taageerayaal fara badan iyo mas&#8217;uuliyiin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":523248,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523247","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523247"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523253,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523247\/revisions\/523253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}