{"id":523245,"date":"2024-10-18T16:34:17","date_gmt":"2024-10-18T13:34:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523245"},"modified":"2024-10-18T16:34:17","modified_gmt":"2024-10-18T13:34:17","slug":"masuuliyiinta-wasaaradda-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-abwaan-sugaal-cabdulle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiinta-wasaaradda-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-abwaan-sugaal-cabdulle\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Abwaan Sugaal Cabdulle"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud Cabdullaahi Xayir Ducaale, iyo madaxda kale ee wasaaradda, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Abwaan Sugaal Cabdulle, oo ka tirsanaa Kooxda Heegan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Abwaan Sugaal Cabdulle, oo muddo dheer ka tirsanaa kooxda Heegan, ayaa door muuqda ka qaatay wacyigelinta iyo horumarinta fanka Soomaaliya. Marxuumka ayaa maanta lagu aasay deegaanka Gelinsoor ee gobolka Galgaduud.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta ayaa Alle uga baryay in uu u naxariisto marxuumka, kana waraabiyo Jannatul Firdowsa, qoyskii iyo eheladii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan ka siiyo. .<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud Cabdullaahi Xayir Ducaale, iyo madaxda kale ee wasaaradda, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Abwaan Sugaal Cabdulle, oo ka tirsanaa Kooxda Heegan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Abwaan Sugaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523245","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523246,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523245\/revisions\/523246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}