{"id":523234,"date":"2024-10-18T11:15:20","date_gmt":"2024-10-18T08:15:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523234"},"modified":"2024-10-18T11:15:20","modified_gmt":"2024-10-18T08:15:20","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-daahfuray-madal-loogu-talagalay-isku-xirka-ganacsiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-daahfuray-madal-loogu-talagalay-isku-xirka-ganacsiga\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo daahfuray madal loogu talagalay isku xirka ganacsiga"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Danjire Jibriil Ibraahim C\/lle ayaa daahfuray madal loogu talagalay isku xirka qeybaha ganacsatada Soomaaliyeed ee ka xoogsada Dalka Kenya .<\/p>\n<p>Madashaan oo lagu qabtay deegaanka South Seas \u00a0ee Magaalada Nirobi waxaa ka qeybgalay boqolaal ganacsato ah oo ay ku jiraan madaxda shirkadaha ganacsiga Soomaalida eek u sugan dalkaasi.<\/p>\n<p>Madashaasi waxaa looga hadlay qodobbo ay kamid ahaayeen ka shaqeyta iyo soo bandhigista fursadaha ganacsi ee u bannaan maalgashatada Soomaaliyeed iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay isku xirka ganacsatada iyo dadweynaha.<\/p>\n<p>\u201cXaafadda South C waxa ay noqotay xarun ganacsi oo soo jiidatay indhaha dadka maalgashatada ah ee doonaya in ay ku soo biiraan ganasiga halkaasi ayuu yiri Safiirka Soomaalida ee Kenya.<\/p>\n<p>Deegaanka South C oo dhaca caasimadda Nirobi waxaa ku soo badanaya ganacsiga Soomaalida ,iyadoo sidoo kale ay kordhayaan dhismooyinka maguurtada ah ee ay leeyihiin ganacsatada Soomaaliyeed iyo dadka kale ee caadiga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Danjire Jibriil Ibraahim C\/lle ayaa daahfuray madal loogu talagalay isku xirka qeybaha ganacsatada Soomaaliyeed ee ka xoogsada Dalka Kenya . Madashaan oo lagu qabtay deegaanka South Seas \u00a0ee Magaalada Nirobi waxaa ka qeybgalay boqolaal ganacsato ah oo ay ku jiraan madaxda shirkadaha ganacsiga Soomaalida eek u sugan dalkaasi. Madashaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":523237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523234","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523234"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523236,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523234\/revisions\/523236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}