{"id":523193,"date":"2024-10-17T11:21:00","date_gmt":"2024-10-17T08:21:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523193"},"modified":"2024-10-17T11:21:38","modified_gmt":"2024-10-17T08:21:38","slug":"wasiirka-isgaarsiinta-xfs-oo-si-rasmi-ah-u-daahfuray-bandhigga-guuleystayaasha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-isgaarsiinta-xfs-oo-si-rasmi-ah-u-daahfuray-bandhigga-guuleystayaasha-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Cali (Soomaali) ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu lafagurayo Teknoolojiyadda Maaliyadeed ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ujeedka Bandhiggan sannadlaha ah ayaa ah in la dhiirrigeliyo, lana abaalmariyo shirkadaha Soomaaliyeed ee u taagan horumarinta ganacsiyada iyo dhaqaalaha Soomaaliya.\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Cali (Soomaali) ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu lafagurayo Teknoolojiyadda Maaliyadeed ee Soomaaliya. Ujeedka Bandhiggan sannadlaha ah ayaa ah in la dhiirrigeliyo, lana abaalmariyo shirkadaha Soomaaliyeed ee u taagan horumarinta ganacsiyada iyo dhaqaalaha Soomaaliya.\u00a0<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":523194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523193","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523193"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523197,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523193\/revisions\/523197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}