{"id":523046,"date":"2024-10-15T08:55:52","date_gmt":"2024-10-15T05:55:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523046"},"modified":"2024-10-15T09:51:29","modified_gmt":"2024-10-15T06:51:29","slug":"wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-deeq-waxbarasho-siisay-ardayda-u-dhalatay-dalka-suudaan-ee-ku-nool-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-deeq-waxbarasho-siisay-ardayda-u-dhalatay-dalka-suudaan-ee-ku-nool-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada XFS oo deeq waxbarasho siisay ardayda u dhalatay dalka Suudaan ee ku nool Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq waxbarasho siineyso ardayda u dhalatay dalka Suudaan ee ku nool Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda waxbarasha ayaa lagu sheegay in dowladda Suudaan ay abaal weyn ku leedahay dadkeenna oo muddo dheer ardayda Soomaaliyeed ka caawineysay waxbarashada.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Suudaan waxa ay ka mid tahay dowladaha aan la ilaawi karin ee dalkeenna iyo dadkeenna soo garab istaagay dhanka u fidinta deeqaha waxbarasho ee tacliinta sare, xilli aysan dalkeenna ka jirin dowlad Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq waxbarasho siineyso ardayda u dhalatay dalka Suudaan ee ku nool Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda waxbarasha ayaa lagu sheegay in dowladda Suudaan ay abaal weyn ku leedahay dadkeenna oo muddo dheer ardayda Soomaaliyeed ka caawineysay waxbarashada. \u201cDowladda Suudaan waxa ay ka mid tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":523051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523046","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523048,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523046\/revisions\/523048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}