{"id":522964,"date":"2024-10-14T11:07:08","date_gmt":"2024-10-14T08:07:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522964"},"modified":"2024-10-14T11:10:03","modified_gmt":"2024-10-14T08:10:03","slug":"ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-degaanka-oo-saakay-la-wareegay-degaanno-dhaca-koonfurta-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-degaanka-oo-saakay-la-wareegay-degaanno-dhaca-koonfurta-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo saakay la wareegay degaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa saaka Howgallo ka dhan ah khawaarijta ka billaabay Koonfurta Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa\u00a0 saaka ka ruqaansaday Degmada Xarardheere waxayna kaabiga ku haayaan Deegaanka Jowle waxayna dhulka howdka ku baacsanayaan Firxadka khawaarijta,waxayna ciidanku ay la waregeen la Deegaanka Tawar Mooge oo qiyaastii Jowle u jira 20 km<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka ee howgalka hoggaaminayo ayaa sheegay inay billaabeen howgal qorshaysan oo Koonfurta gobolka Mudug looga saarayo khawaarijta<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_241014_110101_628.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa saaka Howgallo ka dhan ah khawaarijta ka billaabay Koonfurta Gobolka Mudug Ciidamada ayaa\u00a0 saaka ka ruqaansaday Degmada Xarardheere waxayna kaabiga ku haayaan Deegaanka Jowle waxayna dhulka howdka ku baacsanayaan Firxadka khawaarijta,waxayna ciidanku ay la waregeen la Deegaanka Tawar Mooge oo qiyaastii Jowle u jira 20 km Saraakiisha Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":487998,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522964"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522969,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522964\/revisions\/522969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}