{"id":522957,"date":"2024-10-14T10:55:38","date_gmt":"2024-10-14T07:55:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522957"},"modified":"2024-10-14T10:57:11","modified_gmt":"2024-10-14T07:57:11","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-nairobi-ka-furay-tababar-ku-saabsan-baarista-iyo-xaqiijinta-dukumintiyada-qofka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-nairobi-ka-furay-tababar-ku-saabsan-baarista-iyo-xaqiijinta-dukumintiyada-qofka\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka oo Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta xogta qofka\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta magaalada Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta dukumintiyada qofka oo ay ka qeyb galayaan hawlwadeennada Hay\u2019adaha Socdaalka Soomaaliya iyo Kenya, sidoo kale Bareyaal ka tirsan laanta Baarista Dambiyada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID ayaa ka qeyb gelaya tababarkaan.<\/p>\n<p>Agaasime Axmed Siciid tababarka furay ayaa ugu horayn uga mahadceliyay dowladda Norway oo kaalinta ay ka qaadatay fududaynta iyo taabagelinta tababarkan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Agaasimaha HSJ ayaa howlwadeenada ku dhiirigeliyay in ka qayb galayaasha aqoon kororsigan ay si wanagsan uga faa\u2019iidaystaan, maadaama ay cashirada bixinayaan macalimiin ajaanib ah oo qibrad iyo aqoon badan xambaarsan.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka Dowladda Kenya Marwo Evelyn oo ka hadashay munaasabadda furitaanka tababarkaan ayaa xoojisay muhiimada ay leedahay horumarinta baarista dokumintiyada ee baarayaasha, taas oo suurtageli doonta in horumar laga gaaro hubinta dokumintiyada lagu safro.<\/p>\n<p>Safiirka dowladda Norway ee Kenya Mudane Gunnar Andreas oo ka hadlay munaasabadda furitaanka ayaa xoojiyay doorkooda taageerada Soomaaliya iyo wada shaqeynta xooggan ee kala dhaxeysa Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Musaanasabada furitaanka waxa sidoo kale ka qaybgalay Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed G\/Dhexe Muxudiin Axmed Cusmaan oo dhankiisa ka hadlay muhiimada ay u leedahay horumarinta xirfada baarista dokumintiyada, isagoo tilmaamay in ay sifiican uga faa\u2019iidaysan doonaan barayaasha ka socda hoggaanka CID.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_241014_105146_412.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-522958\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0009.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-522959\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0001.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-522960\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241014-WA0010.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta magaalada Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta dukumintiyada qofka oo ay ka qeyb galayaan hawlwadeennada Hay\u2019adaha Socdaalka Soomaaliya iyo Kenya, sidoo kale Bareyaal ka tirsan laanta Baarista Dambiyada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID ayaa ka qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":522959,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522957","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522957"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522963,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522957\/revisions\/522963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}