{"id":522928,"date":"2024-10-13T17:36:03","date_gmt":"2024-10-13T14:36:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522928"},"modified":"2024-10-13T17:36:36","modified_gmt":"2024-10-13T14:36:36","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-oo-kulan-la-qaatay-xeer-ilaaliye-kuxigeenada-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-kulan-la-qaatay-xeer-ilaaliye-kuxigeenada-guud\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliyaha guud oo kulan la qaatay Xeer ilaaliye ku-xigeenada guud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xeer-Ilaaliyaha guud ee Qaranka Mudane Sulayman Mohamed ayaa maanta shir la yeeshay ku xigeenada Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, shirkaas oo ujeedkiisu ahaa ka go\u2019aan gaarista Xaashida Eedda iyo warbixinta Galalka.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyeyaasha ayaa dood iyo falaqayn ka yeeshay isbar-bardhiga qaab dhismeedka Eedda iyo soo jeedinadda cusub ee la xariira Xaashidda Eedda iyo Hannaanka Warbixinadda gal dacwadeedyadda.<\/p>\n<p>Ugu danbayn Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa kula dardaarmay Xeer-Ilaaliye kuxigenada in Xaashida Eedda ee ay diyaariyaan ahaato mid ka turjumeysa xirfad, aqoon iyo dhaqan gelinta sharciga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xeer-Ilaaliyaha guud ee Qaranka Mudane Sulayman Mohamed ayaa maanta shir la yeeshay ku xigeenada Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, shirkaas oo ujeedkiisu ahaa ka go\u2019aan gaarista Xaashida Eedda iyo warbixinta Galalka. Xeer Ilaaliyeyaasha ayaa dood iyo falaqayn ka yeeshay isbar-bardhiga qaab dhismeedka Eedda iyo soo jeedinadda cusub ee la xariira Xaashidda Eedda iyo Hannaanka Warbixinadda gal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":522929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522928","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522928"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522931,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522928\/revisions\/522931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}