{"id":522923,"date":"2024-10-13T17:27:49","date_gmt":"2024-10-13T14:27:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522923"},"modified":"2024-10-13T17:28:11","modified_gmt":"2024-10-13T14:28:11","slug":"wasiirka-wasaaradda-howlaha-guud-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-wafdi-ka-socda-usaid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-howlaha-guud-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-wafdi-ka-socda-usaid\/","title":{"rendered":"Wasiirka Howlaha Guud oo Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socda USAID"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo ay weheliyeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socday USAID\/TIS3 oo uu hoggaaminayay Madaxa Hay&#8217;adda DT Global ee Soomaaliya Iftikhar Ahmad.<\/p>\n<p>Ajandaha kulankaan ayaa ahaa xoojinta xiriirka shaqo ee Hay\u2019adda TIS-3 iyo Wasaaradda howlaha Guud iyo dardargelinta Barnaamijyada xasilinta iyo dib-udhiska dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo ay weheliyeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socday USAID\/TIS3 oo uu hoggaaminayay Madaxa Hay&#8217;adda DT Global ee Soomaaliya Iftikhar Ahmad. Ajandaha kulankaan ayaa ahaa xoojinta xiriirka shaqo ee Hay\u2019adda TIS-3 iyo Wasaaradda howlaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522923","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522923"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522926,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522923\/revisions\/522926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}