{"id":522896,"date":"2024-10-13T07:43:38","date_gmt":"2024-10-13T04:43:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522896"},"modified":"2024-10-13T07:43:38","modified_gmt":"2024-10-13T04:43:38","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiin-ka-tirsan-hayadda-ihh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiin-ka-tirsan-hayadda-ihh\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda IHH"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan daba socda shirar iyo heshiisyo hore u dhacay oo la xariiray ka wada-shaqeynta barnaamijyada soo kabshada iyo adkeysiga la qaatay wafti uu hoggaaminayay Guddoomiye ku xigeenka Hay\u2019adda IHH Md. Huseyin Oruc.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa diiradda lagu saaray qodobbo ay qeyb ka yihiin arrimaha bani\u2019aadannimo ee taagan, sidii dhinacyadu isaga kaashan lahaayeen dhisidda kartida iyo aqoonta shaqaalaha Hay\u2019adda iyo xarumaha hoos taga iyo sidii loo heli lahaa agabyada iyo gaadiidka muhiimka u ah guud ahaan howlaha gargaarka, sida; Aambalaasyada, Dab-damisyada iyo gawaarida Xamuulka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha SoDMA, Md. Maxamuud Macallin oo ka mahad-celiyay taageerada hagar-la\u2019aaneed ee IHH ayaa xusay in si loo yareeyo saameynta ka dhalan karta abaaraha la saadaalinayo ay IHH gacan ka geysato sidii gargaarka bani\u2019aadannimo loo gaarsiin lahaa goobaha fogfog ee ay adag tahay in si sahlan deeqaha raashin ee dibadda ka imaanaya loo gaarsiiyo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda IHH oo ka mid ah hay\u2019adaha samafalka ee dalka Turkiga ayaa horay heshiis ku aaddan arrimaha bini\u2019aadannimada la gashay hay\u2019adda SoDMA, iyagoo dhowr mar wada qaatay kulamo arrintaasi la xiriira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan daba socda shirar iyo heshiisyo hore u dhacay oo la xariiray ka wada-shaqeynta barnaamijyada soo kabshada iyo adkeysiga la qaatay wafti uu hoggaaminayay Guddoomiye ku xigeenka Hay\u2019adda IHH Md. Huseyin Oruc. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray qodobbo ay qeyb ka yihiin arrimaha bani\u2019aadannimo ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522896","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522898,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522896\/revisions\/522898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}