{"id":522847,"date":"2024-10-12T13:20:45","date_gmt":"2024-10-12T10:20:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522847"},"modified":"2024-10-12T13:20:45","modified_gmt":"2024-10-12T10:20:45","slug":"wasiirka-beeraha-oo-maanta-daah-furay-barnaamijka-adkeysiga-nolosha-miyiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-beeraha-oo-maanta-daah-furay-barnaamijka-adkeysiga-nolosha-miyiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Beeraha oo maanta daah furay Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa daah furay munaasabadda Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS.<\/p>\n<p>Munaasabaddan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha JFS, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada, Wasiir ku xigeennada Wasaaradaha Beeraha ee maamullada Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Beeraha iyo Wasaaradda Deegaanka XFS.<\/p>\n<p>Kulanka lagu daah-furayay Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Hey\u2019adaha kala ah IFAD, FAO, WFP.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa daah furay munaasabadda Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS. Munaasabaddan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha JFS, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada, Wasiir ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522847","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522849,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522847\/revisions\/522849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}