{"id":522833,"date":"2024-10-12T10:43:02","date_gmt":"2024-10-12T07:43:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522833"},"modified":"2024-10-12T10:43:02","modified_gmt":"2024-10-12T07:43:02","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-umadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-maalinta-calanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-umadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-maalinta-calanka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONN)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 70-aad ee kasoo wareegatay maalinta calanka Soomaaliyeed ee 12-ka October la wadaagay shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u dabaal dageynaa 70-sano guuradii ka soo wareegatay xuska markii ugu horeysey ee aan yeelanno astaanta dalkeenna, taasoo sharaf iyo karaamo u ah qof kasta oo Soomaali ah, Alle ha u naxariisto halgamayaashii sababay guusha aan heysano.\u201d ayuu yiri Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONN)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 70-aad ee kasoo wareegatay maalinta calanka Soomaaliyeed ee 12-ka October la wadaagay shacabka Soomaaliyeed. \u201cWaxaan u dabaal dageynaa 70-sano guuradii ka soo wareegatay xuska markii ugu horeysey ee aan yeelanno astaanta dalkeenna, taasoo sharaf iyo karaamo u ah qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522834,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522833","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522835,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522833\/revisions\/522835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}