{"id":522794,"date":"2024-10-11T13:15:09","date_gmt":"2024-10-11T10:15:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522794"},"modified":"2024-10-11T13:15:09","modified_gmt":"2024-10-11T10:15:09","slug":"madaxeyne-xasan-sheekh-oo-booqday-xerooyinka-tababarka-ciidanka-soomaalida-ee-dalka-eritrea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxeyne-xasan-sheekh-oo-booqday-xerooyinka-tababarka-ciidanka-soomaalida-ee-dalka-eritrea\/","title":{"rendered":"Madaxeyne Xasan Sheekh oo booqday xerooyinka tababarka ciidanka Soomaalida ee Dalka Eritrea"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Eritrea ayaa kormeeray xerooyin ay ku jiraan ciidamo Soomaali ah oo loo tababarayo difaaca Cirka ee dalkeenna.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay saraakiisha iyo taliyeyaasha hoggaaminaya ciidankaasi, isagoo ku bogaadiyey horumarka ay ka sameeyeen mudadii uu socday tababarka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa ka dhawaajiyay sida ay dowladdu uga go\u2019an tahay in la xoojiyo awoodda iyo tayada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud \u00a0waxa uu ciidamada kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan dadaalkooda, isaga oo xusay in ay door muhiim ah ka qaadan doonaan sugidda amniga iyo difaaca hawada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Eritrea ayaa kormeeray xerooyin ay ku jiraan ciidamo Soomaali ah oo loo tababarayo difaaca Cirka ee dalkeenna. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay saraakiisha iyo taliyeyaasha hoggaaminaya ciidankaasi, isagoo ku bogaadiyey horumarka ay ka sameeyeen mudadii uu socday tababarka. Madaxweyne Xasan ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":522796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522794","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522795,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522794\/revisions\/522795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}