{"id":522763,"date":"2024-10-11T08:49:30","date_gmt":"2024-10-11T05:49:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522763"},"modified":"2024-10-11T13:22:00","modified_gmt":"2024-10-11T10:22:00","slug":"wasiirka-awqaafta-arrimaha-diinta-xfs-oo-tababar-u-xiray-qaar-kamid-ah-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-awqaafta-arrimaha-diinta-xfs-oo-tababar-u-xiray-qaar-kamid-ah-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Awqaafta &#038; Arrimaha Diinta XFS oo tababar u xiray qaar kamid ah shaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Awqaafta &amp; Arrimaha Diinta XFS Mudane\u00a0 Seekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa tababar aqoon kororsi ah oo la xiriira sare u qaadista awooda u soo xiray qeyb ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaasi.<\/p>\n<p>Munaasabaddii xiritaanka tababarkaasi waxaa ka Soo qeyb galay mas\u2019uuliyiinta wasaaradda Awqaafta,Safiirka Turkiya ee soomaaliya mudane Alper Aktash iyo marti sharaf kale..<\/p>\n<p>Tababarka oo muddo laba maalmood ah \u00a0u socday shaqaalaha wasaaradda ayaa waxaa taageeray qeybta qeybta arrimaha diinta ee Safaaradda Turkiga oo fadhigeedu yahay Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Awqaafta &amp; Arrimaha Diinta XFS Mudane\u00a0 Seekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa tababar aqoon kororsi ah oo la xiriira sare u qaadista awooda u soo xiray qeyb ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaasi. Munaasabaddii xiritaanka tababarkaasi waxaa ka Soo qeyb galay mas\u2019uuliyiinta wasaaradda Awqaafta,Safiirka Turkiya ee soomaaliya mudane Alper Aktash iyo marti sharaf kale.. Tababarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":522797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522763","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522763"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522766,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522763\/revisions\/522766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}