{"id":522727,"date":"2024-10-10T17:35:13","date_gmt":"2024-10-10T14:35:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522727"},"modified":"2024-10-11T08:03:45","modified_gmt":"2024-10-11T05:03:45","slug":"r-wasaare-ku-xigeenka-oo-qaabilay-wafdi-ka-socday-qaramada-midoobay-undp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-ku-xigeenka-oo-qaabilay-wafdi-ka-socday-qaramada-midoobay-undp\/","title":{"rendered":"R\/wasaare  ku-xigeenka oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay (UNDP)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) oo ay hoggaaminayso Marina Walter oo ah Ku-xigeenka Agaasin Goboleedka Dalalka Carabta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo waftigaan ayaa ka wada hadlay horumarrada Soomaaliya ka sameysay sannadihii la soo dhaafay dhinacyada dawlad-dhiska, horumarinta arrimaha bulshada, soo kabashada dhaqaalaha, amniga, xasilinta degaannada la ga xoreeyey argaggixisada, iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) oo ay hoggaaminayso Marina Walter oo ah Ku-xigeenka Agaasin Goboleedka Dalalka Carabta. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo waftigaan ayaa ka wada hadlay horumarrada Soomaaliya ka sameysay sannadihii la soo dhaafay dhinacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":522728,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522727","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522727"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522759,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522727\/revisions\/522759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}