{"id":522708,"date":"2024-10-10T16:35:16","date_gmt":"2024-10-10T13:35:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522708"},"modified":"2024-10-10T16:35:16","modified_gmt":"2024-10-10T13:35:16","slug":"duqa-muqdisho-oo-qaabbilay-danjiraha-dowladda-sacuudiga-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-qaabbilay-danjiraha-dowladda-sacuudiga-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo qaabbilay Danjiraha Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Ahmed Bin Mohamed Al-Muwallad.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa loogu hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo sidii la isaga kaashan lahaa fulinta Barnaamijyo horumarineed oo wax ka qabanaya dhinacyada shaqo abuurka, caafimaadka, waxbarashada iyo dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha, taasi oo hortabin u leh Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda hoose ee Xamar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Ahmed Bin Mohamed Al-Muwallad. Kulanka ayaa loogu hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo sidii la isaga kaashan lahaa fulinta Barnaamijyo horumarineed oo wax ka qabanaya dhinacyada shaqo abuurka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522708","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522708"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522710,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522708\/revisions\/522710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}