{"id":522700,"date":"2024-10-10T14:07:30","date_gmt":"2024-10-10T11:07:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522700"},"modified":"2024-10-10T14:08:08","modified_gmt":"2024-10-10T11:08:08","slug":"madaxweyne-abdel-fattah-el-sisi-oo-gaaray-magaalada-asmara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-abdel-fattah-el-sisi-oo-gaaray-magaalada-asmara\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi oo Gaaray Magaalada Asmara"},"content":{"rendered":"<p>Asmara, (SONNA): Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, iyo wafdigiisa ayaa maanta gaaray magaalada Asmara, kadib casuumaad uu ka helay Madaxweyne Isaias Afwerki, waxaana si diiran lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweyne el-Sisi ayaa waxaaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Qaranka Masar, Agaasimaha Madaxtooyada, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p>Labada mas&#8217;uul ayaa gelinka dambe ee maanta ka wada hadli doona xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Booqashadan ayaa sidoo kale waxaa xigi doona shir madaxeed saddex geesood ah oo dhexmari doona Madaxweynaha JFS, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud,. Madaxweyne Isaias Afwerki, iyo Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diiradda saaraya xoojinta xiriirka saddexda dal iyo arrimaha amniga iyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Asmara, (SONNA): Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, iyo wafdigiisa ayaa maanta gaaray magaalada Asmara, kadib casuumaad uu ka helay Madaxweyne Isaias Afwerki, waxaana si diiran lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha. Wafdiga Madaxweyne el-Sisi ayaa waxaaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Qaranka Masar, Agaasimaha Madaxtooyada, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda. Labada mas&#8217;uul ayaa gelinka dambe ee maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":522701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522700"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522700\/revisions\/522702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}