{"id":522657,"date":"2024-10-09T14:22:39","date_gmt":"2024-10-09T11:22:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522657"},"modified":"2024-10-09T14:22:39","modified_gmt":"2024-10-09T11:22:39","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-tababbar-u-soo-xiray-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xoogga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-tababbar-u-soo-xiray-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xoogga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo tababbar u soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababbar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababbaran ee Komaandooska Danab.<\/p>\n<p>munaasabada saraakiishan tababbarka loogu soo xidhayo ayaa ka dhacday xerada Dugsiga loogu magacdaray halyeeygii Gaashaanle Xasan Tuurre ee Gobolka Shabeelada Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababbar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababbaran ee Komaandooska Danab. munaasabada saraakiishan tababbarka loogu soo xidhayo ayaa ka dhacday xerada Dugsiga loogu magacdaray halyeeygii Gaashaanle Xasan Tuurre ee Gobolka Shabeelada Hoose.<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":522658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522657","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522659,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522657\/revisions\/522659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}