{"id":522600,"date":"2024-10-08T16:20:44","date_gmt":"2024-10-08T13:20:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522600"},"modified":"2024-10-08T16:20:44","modified_gmt":"2024-10-08T13:20:44","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-safiirka-dalka-jabuuti-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-safiirka-dalka-jabuuti-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Agaasimaha hay&#8217;adda socdaalka oo qaabilay safiirka dalka Jabuuti ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa ku soo dhaweeyay xafiiskiisa safiirka dowlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ayaa ugu horayn uga mahadceliyay safiirka dowladda Jabuuti booqashadiisa xarunta dhexe ee HSJ, sidoo kale agaasimaha uga mahadceliyay taageerada joogtada ah iyo kaalinta ay dowlada Jabuuti ka qaadato dhismaha Hay\u2019adaha kala duwan ee dowlada oo ay ku jirto HSJ.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee HSJ ayaa kala hadlay safiirka wadashaqaynta labadda dowladood ee isdhaafsiga dhinacyada xogta socdaalka iyo ka qayb qaadashada horumarinta aqoonta iyo khibradda howlwadeennada HSJ.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Safiirka dowlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf ayaa adkeeyay wadashaqaynta labada dowladood ee ku aaddan horumarinta adeegga socdaalka iyo khibrad wadaagga iyo in ay wadashaqayn joogta ah yeeshaan hay\u2019adaha labada dowladood u qaabilsan Jinsiyadda iyo Socdaalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-522601\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/709464ce-9851-4669-bc48-a07834d753d4.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-522602\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/c13f8395-e97c-45be-b22a-c326f67e286d.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa ku soo dhaweeyay xafiiskiisa safiirka dowlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf. Agaasimaha guud ayaa ugu horayn uga mahadceliyay safiirka dowladda Jabuuti booqashadiisa xarunta dhexe ee HSJ, sidoo kale agaasimaha uga mahadceliyay taageerada joogtada ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":522601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522600","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522603,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522600\/revisions\/522603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}