{"id":522569,"date":"2024-10-08T09:43:16","date_gmt":"2024-10-08T06:43:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522569"},"modified":"2024-10-08T09:43:16","modified_gmt":"2024-10-08T06:43:16","slug":"ciidanka-danab-oo-howlgallo-baaxad-leh-ka-fuliyay-degaanno-ka-tirsan-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-danab-oo-howlgallo-baaxad-leh-ka-fuliyay-degaanno-ka-tirsan-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlgallo baaxad leh ka fuliyay degaanno ka tirsan Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska XDS Danab ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gariile oo hoostaga degmada Ceel-dheer ee gobolka Gal-guduud.<\/p>\n<p>Howlgalka ayay ciidanka ku dileen 27 Khawaarijta katirsanaa, kuwaasi oo isugu jiro Horjoogayaal iyo Malleeshiyaad sida ay Warbaahinta Qaranka u sheegeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga dalka ayaa laba jibbaaray howlgallada lagu ciribtirayo haraadiga kooxda khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska XDS Danab ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gariile oo hoostaga degmada Ceel-dheer ee gobolka Gal-guduud. Howlgalka ayay ciidanka ku dileen 27 Khawaarijta katirsanaa, kuwaasi oo isugu jiro Horjoogayaal iyo Malleeshiyaad sida ay Warbaahinta Qaranka u sheegeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka. Ciidanka Xoogga dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522569","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522571,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522569\/revisions\/522571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}