{"id":522540,"date":"2024-10-07T17:46:16","date_gmt":"2024-10-07T14:46:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522540"},"modified":"2024-10-07T17:46:16","modified_gmt":"2024-10-07T14:46:16","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-nairobi-ka-daahfurtay-shir-ku-saabsan-ka-digista-xaaladaha-halis-wadareedka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-nairobi-ka-daahfurtay-shir-ku-saabsan-ka-digista-xaaladaha-halis-wadareedka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA oo Nairobi ka daahfurtay shir ku saabsan ka digista xaaladaha halis wadareedka"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi (SONNA): Shirkan oo socon doona muddo shan cisho ah oo ay soo qaban qaabiyeen Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka digista xaaladaha halis wadareedka ayaa waxaa Nairobi ka daahfuray Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA Maxamuud Macalij Cabdulle, kaasi oo ay ka qeybgaleen Agaasimayaal ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii bulshada loo fahamsiin lahaa xaaladaha ka digista qataraha oo ay sababan fatahaadaha iyo abaraha., kaasi oo ka dhaca dalkeena.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle oo ugu horeyn daahfuray shirkan ayaa tilmaamay muhiimadda uu bulshada u leeyahay maadaama shirka lagu casuumay madax ka socotay Hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda ee ka shaqeeya Arrimaha Bulshada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa tilmaamay inta uu ku suganyahay Nairobi uu Madaxda IGAD kala hadli doono fatahaadda aan la fileyn ee uu sababay Webiga Shabeelle kaasi oo la rumeysanyahay in Ethiopia ay biyaha xooggan soo deysay.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud ayaa sheegay in Hay\u2019adaha beesha caalamka ay u bandhigi doonaan sidii looga caawin lahaa ka hortegidda abaarta La Nina ee la saadaalinayo iyo doorka Hay\u2019adda uga aadan arintaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi (SONNA): Shirkan oo socon doona muddo shan cisho ah oo ay soo qaban qaabiyeen Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka digista xaaladaha halis wadareedka ayaa waxaa Nairobi ka daahfuray Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA Maxamuud Macalij Cabdulle, kaasi oo ay ka qeybgaleen Agaasimayaal ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya, xubno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":522542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522540","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522547,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522540\/revisions\/522547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}