{"id":522443,"date":"2024-10-06T16:35:53","date_gmt":"2024-10-06T13:35:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522443"},"modified":"2024-10-06T16:35:53","modified_gmt":"2024-10-06T13:35:53","slug":"soomaaliya-iyo-maraykanka-oo-ka-wada-hadlay-ciribtirka-argagaxisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-maraykanka-oo-ka-wada-hadlay-ciribtirka-argagaxisada\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay ciribtirka Argagaxisada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay La-taliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya Flannery Robert.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga amni ee labada dal, Qorshaha dowladda Federaalka iyo Saaxiibada caalamiga ah ee ku aadan ciribtirka Argagaxisada iyo Tayeynta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay La-taliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya Flannery Robert. Labada mas\u2019uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga amni ee labada dal, Qorshaha dowladda Federaalka iyo Saaxiibada caalamiga ah ee ku aadan ciribtirka Argagaxisada iyo Tayeynta Ciidamada Booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522443","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522445,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522443\/revisions\/522445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}