{"id":522435,"date":"2024-10-06T14:33:42","date_gmt":"2024-10-06T11:33:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522435"},"modified":"2024-10-06T14:34:52","modified_gmt":"2024-10-06T11:34:52","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgallo-sifayn-ah-ka-sameeyay-deegaanka-dhagaxyaale-oo-hoostaga-degmada-ceeldheer-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgallo-sifayn-ah-ka-sameeyay-deegaanka-dhagaxyaale-oo-hoostaga-degmada-ceeldheer-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgallo sifayn ah ka sameeyay deegaanka Dhagaxyaale oo hoostaga degmada Ceeldheer"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa howlgallo sifayn ah ka sameeyay aagga deegaanka Dhagaxyaale oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud .<\/p>\n<p>Deegaanka Dhagaxyaale ayaa ah deegaan maalmo ka hor Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xooggan , iyadoo la bur buriyay godad ay ku dhuumaalaysanayeen si ay uga soo abaabulaan weerarada gurracan ee ay dadka ku dhibaateeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa howlgallo sifayn ah ka sameeyay aagga deegaanka Dhagaxyaale oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud . Deegaanka Dhagaxyaale ayaa ah deegaan maalmo ka hor Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xooggan , iyadoo la bur buriyay godad ay ku dhuumaalaysanayeen si ay uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":522437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522435","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522435"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522438,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522435\/revisions\/522438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}