{"id":522431,"date":"2024-10-06T14:11:49","date_gmt":"2024-10-06T11:11:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522431"},"modified":"2024-10-06T14:11:49","modified_gmt":"2024-10-06T11:11:49","slug":"wasiir-ku-xigeenka-caafimaadka-oo-la-kulmay-qaar-ka-mid-ah-dhaqaatiirta-soomaaliyeed-ee-ku-dhaqan-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-caafimaadka-oo-la-kulmay-qaar-ka-mid-ah-dhaqaatiirta-soomaaliyeed-ee-ku-dhaqan-maraykanka\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenka Caafimaadka oo la kulmay qaar ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr; Maxamed Xasan Maxamed Bullaale ayaa kulan is xog-wareysi ah la yeeshay qaar kamid ah dhaqaatiirta iyo guud ahaan bahda caafimaadka ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa u sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay ka go\u2019an tahay isla markaana diyaar u tahay in ay la wadaagto ama ka\u00a0 tala geliso fikradaha wax dhiska ah dhammaan daneeyayaasha horumarinta caafimaadka Dalka si ay qayb uga noqdaan dedaallada kor loogu qaadayo adeegga caafimaadka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr; Maxamed Xasan Maxamed Bullaale ayaa kulan is xog-wareysi ah la yeeshay qaar kamid ah dhaqaatiirta iyo guud ahaan bahda caafimaadka ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Wasiirka ayaa u sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay ka go\u2019an tahay isla markaana diyaar u tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522433,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522431\/revisions\/522433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}