{"id":522378,"date":"2024-10-06T08:20:26","date_gmt":"2024-10-06T05:20:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522378"},"modified":"2024-10-06T09:35:02","modified_gmt":"2024-10-06T06:35:02","slug":"booliska-gobolka-banaadir-oo-gacanta-kusoo-dhigay-kooxo-ka-shaqeynayay-falal-amni-darro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-gobolka-banaadir-oo-gacanta-kusoo-dhigay-kooxo-ka-shaqeynayay-falal-amni-darro\/","title":{"rendered":"Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay kooxo ka shaqeynayey falal amni darro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howlgal ay xalay fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Gobalka Banaadir ayaa lagu soo qabtay kooxo ku eedeysan in ay ciyaal wareero yihiin, kuwaas oo gaaraya 24 dhalinyaro ah.<\/p>\n<p>kooxahaan ayaa ku eedeysan in ay galabta Garoonka Ciyaaraha ee Eng. Yariisoow oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ka geysteen falal amniga liddi ku ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ku socota baarista Boliiska, waxaana la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howlgal ay xalay fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Gobalka Banaadir ayaa lagu soo qabtay kooxo ku eedeysan in ay ciyaal wareero yihiin, kuwaas oo gaaraya 24 dhalinyaro ah. kooxahaan ayaa ku eedeysan in ay galabta Garoonka Ciyaaraha ee Eng. Yariisoow oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ka geysteen falal amniga liddi ku ah. \u201cWaxaa ku socota [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522378","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522378"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522413,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522378\/revisions\/522413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}