{"id":522355,"date":"2024-10-05T18:21:40","date_gmt":"2024-10-05T15:21:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522355"},"modified":"2024-10-05T18:22:30","modified_gmt":"2024-10-05T15:22:30","slug":"shirka-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-maalintii-afaraad-ka-socda-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-maalintii-afaraad-ka-socda-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad ka socda magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii afaraad s habsami leh uga socdo \u00a0xarunta Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho,iyadoo madaxda heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sidii loo horumarin lahaa amniga, iyo dimuqraadiyeynta dalka.<\/p>\n<p>Kullamada maanta ayaa waxa ay ahaayeen kulan doceedyo iyo kuwo u dhaxeeyey guddiyo farsamo, kuwaas oo ka shaqeynaayey fududeynta qodobada muhiimka u ah shirka Golaha, inkastoo madaxweynaha Hirshabeelle uu fasax u qaatay ka qeybgalka xafladda sanadguurada Hirshabelle, balse waxa uu ku soo biiri doonaa kullamada berrito lagu balansan yahay.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Kulamada GWQ waa kuwo ku socdo si habsami leh, waxaana \u00a0rajeynayaa in dhawaan si wada jir ay loo soo saari doono hishiis siyaasadeed iyo qodobo muhiim u ah nidaamka dowlad-dhiska Soomaaliya\u2019\u2019 ayuu yiri C\/raxmaan Xudeyfi, Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo maalinta berito ah oo axad ku beegan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii afaraad s habsami leh uga socdo \u00a0xarunta Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho,iyadoo madaxda heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sidii loo horumarin lahaa amniga, iyo dimuqraadiyeynta dalka. Kullamada maanta ayaa waxa ay ahaayeen kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":522356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522355","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522355"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522358,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522355\/revisions\/522358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}