{"id":522343,"date":"2024-10-05T14:35:01","date_gmt":"2024-10-05T11:35:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522343"},"modified":"2024-10-05T17:57:43","modified_gmt":"2024-10-05T14:57:43","slug":"markabka-sahaminta-shidaalka-soomaaliya-oo-maanta-turkiye-ka-soo-shiraacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/markabka-sahaminta-shidaalka-soomaaliya-oo-maanta-turkiye-ka-soo-shiraacday\/","title":{"rendered":"Markabka Sahaminta Shidaalka Soomaaliya oo maanta Turkiye ka soo shiraacday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar iyo Gudoomiyaha Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka Oru\u00e7 Reis kaas oo ku soo jeeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Markabkan sahminta (Seismic) ayaa maanta kasoo dhaqaaqay Dekedda Filyos ee Zonguldak, isagoo mari doona jidka Mediterranean-ka, Kanaalka Suez, iyo Badda Cas, wuxuuna ku degi doonaa meel u dhow biyaha Soomaaliya dhammaadka bisha Oktoobar.Safarka waxaa la filayaa inuu qaato qiyaastii 19 maalmood.<\/p>\n<p>Markii uu yimaado Soomaaliya, Oru\u00e7 Reis wuxuu fulin doonaa baaritaan (3D seismic) saddex aag oo gaar ah kana kooban 15000 KM2 square, hawlgalkuna wuxuu socon doonaa qiyaastii toddoba bilood. Inta lagu jiro waqtigan, markabku wuxuu ururin doonaa xog ku saabsan sahminta saliidda iyo gaaska dabiiciga ah. Xogta la ururiyay waxa loo diri doonaa Ankara si loo falanqeeyo, taasoo hagi doonta hawlaha qodista ee mustaqbalka.<\/p>\n<p>Oru\u00e7 Reis oo dhererkiisu yahay 87 mitir iyo ballaciisu yahay 23 mitir waa hanti muhiim ah oo ka mid ah dadaallada sahminta badda ee T\u00fcrkiye. Hawlgalkan, T\u00fcrkiye waxay ballaarinaysaa khariiradeeda sahminta, waxayna furaysaa bog cusub oo xiriirka ka dhexeeya iyada iyo xulafadeeda dhow ee Soomaaliya, iyada oo si wadajir ah loo sahminayo keydka gaaska dabiiciga ah iyo saliidda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-522347\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/FB_IMG_1728129391926.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"567\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/FB_IMG_1728129391926.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/FB_IMG_1728129391926-300x158.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/FB_IMG_1728129391926-1024x538.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/FB_IMG_1728129391926-768x403.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/FB_IMG_1728129391926-860x452.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar iyo Gudoomiyaha Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka Oru\u00e7 Reis kaas oo ku soo jeeda Soomaaliya. Markabkan sahminta (Seismic) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":522350,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522343","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522343"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522351,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522343\/revisions\/522351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}