{"id":522289,"date":"2024-10-04T13:39:20","date_gmt":"2024-10-04T10:39:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522289"},"modified":"2024-10-04T13:39:20","modified_gmt":"2024-10-04T10:39:20","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-xaqiijiyay-in-khawaarijta-lagu-jabiyay-howlgal-ka-dhacay-shabeellaha-dhexe-iyo-gaalgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-xaqiijiyay-in-khawaarijta-lagu-jabiyay-howlgal-ka-dhacay-shabeellaha-dhexe-iyo-gaalgaduud\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xaqiijiyay in khawaarijta lagu jabiyay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe iyo Gaalgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Khawaarijta lagu jebiyay howlgalo maanta iyo shalay ka socda deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa ka dhacay deegaanada Xuseen cagey,Cali yabaal,Dhagaxyaale , Ceelbacad\u00a0 iyo howdka dhaca magaalada Ruunir-goodkuwaas oo hoostaga gobolada Sh\/Dhexe iyo Gaalgaduud.<\/p>\n<p>&#8220;Geesiyaasha Qaranka oo kaashanaya shacabkooda ayaa maanta iyo shalay waxay Shabeellaha Dhexe iyo Gaalgaduud jug weyn ku gaariiyeen Khawaarijta,\u201d ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Khawaarijta lagu jebiyay howlgalo maanta iyo shalay ka socda deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud. Howlgalkaan ayaa ka dhacay deegaanada Xuseen cagey,Cali yabaal,Dhagaxyaale , Ceelbacad\u00a0 iyo howdka dhaca magaalada Ruunir-goodkuwaas oo hoostaga gobolada Sh\/Dhexe iyo Gaalgaduud. &#8220;Geesiyaasha Qaranka oo kaashanaya shacabkooda ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":522291,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522289","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522289"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522292,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522289\/revisions\/522292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522291"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}