{"id":522273,"date":"2024-10-04T10:46:13","date_gmt":"2024-10-04T07:46:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522273"},"modified":"2024-10-04T10:46:13","modified_gmt":"2024-10-04T07:46:13","slug":"tababar-aqoon-kororsi-ah-oo-loo-soo-xiray-haweenka-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tababar-aqoon-kororsi-ah-oo-loo-soo-xiray-haweenka-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Tababar aqoon-kororsi ah oo loo soo xiray haweenka Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>aamulka gobolka Hiiraan,gaar ahaan kan Degmada ee Magaalada Baladweyn \u00a0ayaa tababar aqoon-kororsi ah oo kor loogo qaadayo kobcinta doorka Haweenka u soo xiray qaar kamid ah Haweenka gobolkaas.<\/p>\n<p>Tababarkaan oo muddo shan cisho ah u socday haween ka kala socday shanta degmo ee gobolka Hiiraan,waxaa looga hadlaayey kaalinta haweenka ee ay ka geysan karaan dhinaca nabada iyo amaanka.<\/p>\n<p>Tababarkaan oo loo qabtay haween gaaraya 100 ruuwaxaa casharro ka bixiyay Caasha C\/lle Cismaan oo kamid ah ururada haweenka ee gobolka.<\/p>\n<p>Xiritaankii tababarkaasi waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Degmada Baladweyn Cumar Cisaan calasoow iyo taliyw ku xigeenka qeybta boliiska Muuse Cabdi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>aamulka gobolka Hiiraan,gaar ahaan kan Degmada ee Magaalada Baladweyn \u00a0ayaa tababar aqoon-kororsi ah oo kor loogo qaadayo kobcinta doorka Haweenka u soo xiray qaar kamid ah Haweenka gobolkaas. Tababarkaan oo muddo shan cisho ah u socday haween ka kala socday shanta degmo ee gobolka Hiiraan,waxaa looga hadlaayey kaalinta haweenka ee ay ka geysan karaan dhinaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":522275,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522273","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522274,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522273\/revisions\/522274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}