{"id":522241,"date":"2024-10-03T19:38:09","date_gmt":"2024-10-03T16:38:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522241"},"modified":"2024-10-03T19:38:09","modified_gmt":"2024-10-03T16:38:09","slug":"shirka-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-si-habsami-leh-uga-socdo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-si-habsami-leh-uga-socdo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo si habsami leh uga socdo Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiisa labaad Waxaa gudoomiye Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud waxaana qeyb ka ah Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre, Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Saalax Jaamac, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxa ay madaxda uga doodeen qodobada horu-tabinta u leh Dowlad dhiska, la dagaallanka argagixisada, dimuqraadiyeynta iyo qodobo kale oo muhiim u ah dowladnimada.<\/p>\n<p>\u201dMaanta waxaa shirka lagu soo bandhigay warbixino la xiriira xaaladaha nabadgelyo iyo horumar ee guud ahaan dalka\u201d sidaasi waxaa Warbaahinta u sheegay Afhayeenka Madaxweynaha JFS mudane Cabdiraxmaan Xudeyfi isaga oo dhinaca kalana rajo wanaagsan ka muujiyey in shirku ka soo bixi doonaan qodobo muhiim u ah dalka iyo dadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiisa labaad Waxaa gudoomiye Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud waxaana qeyb ka ah Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre, Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Saalax Jaamac, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":522242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522241","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522243,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522241\/revisions\/522243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}