{"id":522200,"date":"2024-10-03T12:06:51","date_gmt":"2024-10-03T09:06:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522200"},"modified":"2024-10-03T12:07:09","modified_gmt":"2024-10-03T09:07:09","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-gobolka-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-gobolka-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Wanlaweyn, (SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Guutada 7aad ee Qeybta 12-ka April, ayaa howlgal isugu jiray sifeyn iyo burburin ku qaaday goobaha ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta, waxaana howlgallada laga sameeyay deegaanada u dhexeeya wadada xiriirisa Bali-doogle iyo Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalka oo lagu burburiyay baro ay Khawaarijtu ku dhibaateynayeen shacabka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Guutada 7aad G\/dhexe Axmed Cabdi Cali \u201cAxmed Gaashaan\u201d, oo ay wehliyaan taliye ku-xigeenka Guutada iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Deegaanada howlgalka laga fuliyay waxaa ka mid ah Baqdaad, Doonka, Kaxaroow, Jambaluul, Doon Dheere, God Doofaar, Baladul-amiin, Warmaxan, Tixsiile iyo kuwo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wanlaweyn, (SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Guutada 7aad ee Qeybta 12-ka April, ayaa howlgal isugu jiray sifeyn iyo burburin ku qaaday goobaha ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta, waxaana howlgallada laga sameeyay deegaanada u dhexeeya wadada xiriirisa Bali-doogle iyo Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka oo lagu burburiyay baro ay Khawaarijtu ku dhibaateynayeen shacabka ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":522201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522200","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522200"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522202,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522200\/revisions\/522202"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}