{"id":522153,"date":"2024-10-02T16:10:59","date_gmt":"2024-10-02T13:10:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522153"},"modified":"2024-10-02T16:11:18","modified_gmt":"2024-10-02T13:11:18","slug":"hayadaha-maxalliga-sodma-iyo-adra-oo-iska-kaashanaya-arrimaha-gargaarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-maxalliga-sodma-iyo-adra-oo-iska-kaashanaya-arrimaha-gargaarka\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adaha SoDMA iyo ADRA oo iska kaashanaya  arrimaha gargaarka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda ku soo dhaweeyey wafdi ka socda Hay\u2019adda ADRA-Somalia oo ka shaqeysa Arrimaha Hormarinta iyo Gargaarka oo uu hoggaaminayey Maareeyaha Mashaariicda Md. Edwin Magati.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo booqasho ayaa looga hadlay sida ay labada hay\u2019adood u wada shaqen karaan, waxaana la isla meel dhigay in laga iska kaashado Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musibooyinka.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Hay\u2019adda SoDMA, Dr. Axmed, ayaa ka mahad-celiyay booqashada, wuxuun aad u boorriyay muhiimadda ay leedahay in ay dhinacyadu iska kaashadaan diyaar-garowga iyo ka jaabista abaaraha iyo guud ahaan xaaladaha bani\u2019aadannimo ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda ku soo dhaweeyey wafdi ka socda Hay\u2019adda ADRA-Somalia oo ka shaqeysa Arrimaha Hormarinta iyo Gargaarka oo uu hoggaaminayey Maareeyaha Mashaariicda Md. Edwin Magati. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo booqasho ayaa looga hadlay sida ay labada hay\u2019adood u wada shaqen karaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522153"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522156,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522153\/revisions\/522156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}