{"id":522140,"date":"2024-10-02T13:38:12","date_gmt":"2024-10-02T10:38:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522140"},"modified":"2024-10-02T13:38:12","modified_gmt":"2024-10-02T10:38:12","slug":"mashruuca-taakuleeynta-carruurta-agoonta-ah-oo-laga-daah-furay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mashruuca-taakuleeynta-carruurta-agoonta-ah-oo-laga-daah-furay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Mashruuca taakuleeynta carruurta agoonta ah oo laga daah-furay muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir dowlaha arrimaha gudaha XFS Saadaad Caliyow , Wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha XFS Cismsan Libaax oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ,Safiirka Dalka Qatar u jooga Soomaaliya Dr Abdalla Bin saalim Al- nucaymi iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Mashruuc lagu taakuleeynayo laguna ka faala qaadayo carruurta agoonta ah.<\/p>\n<p>Mashruucaan waxaa magaalgalinayo Dowladda Qatar, waxaana fulinaya Hay&#8217;adda Qatar Charity, iyadoo ay kormeeri doonto fulinta mashaaruucaan Hay&#8217;adda SoDMA.<\/p>\n<p>U jeedka Mashruucaan ayaa ah in carruurta agoonta goobaha lagu xanaaneeyo la gaarsiiyo shixnado gargaar ah oo ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka, si loogu taakulayo agoonta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir dowlaha arrimaha gudaha XFS Saadaad Caliyow , Wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha XFS Cismsan Libaax oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ,Safiirka Dalka Qatar u jooga Soomaaliya Dr Abdalla Bin saalim Al- nucaymi iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Mashruuc lagu taakuleeynayo laguna ka faala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522142,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522140\/revisions\/522142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}