{"id":522076,"date":"2024-10-01T15:06:18","date_gmt":"2024-10-01T12:06:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522076"},"modified":"2024-10-01T15:06:18","modified_gmt":"2024-10-01T12:06:18","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sheegay-in-horumarinta-wax-soosaarka-gudaha-ay-fure-u-tahay-yareynta-saboolnimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sheegay-in-horumarinta-wax-soosaarka-gudaha-ay-fure-u-tahay-yareynta-saboolnimada\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in horumarinta wax-soosaarka gudaha ay fure u tahay yareynta saboolnimada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay muhiimadda ay beeraha u leeyihiin horumarinta dalka iyo kobcinta dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu dhiirri geliyey bulshada in ay maal gashadaan ganacsiga beeraha, isaga oo xusay in horumarinta wax-soosaarka gudaha ay fure u tahay yareynta saboolnimada, kobcinta shaqo-abuurka, iyo isku-filnaanshaha cunno ee dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu ku boorriyay ganacsatada iyo maal gashadayaasha in ay ka faa&#8217;iidaystaan fursadaha ku jira beeraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka ayaa hadalkan ka jeediyay shirweynaha koowaad ee horumarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeenna oo uu maanta ka daah-furay muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay muhiimadda ay beeraha u leeyihiin horumarinta dalka iyo kobcinta dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu dhiirri geliyey bulshada in ay maal gashadaan ganacsiga beeraha, isaga oo xusay in horumarinta wax-soosaarka gudaha ay fure u tahay yareynta saboolnimada, kobcinta shaqo-abuurka, iyo isku-filnaanshaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522076","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522078,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522076\/revisions\/522078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}