{"id":522073,"date":"2024-10-01T14:05:54","date_gmt":"2024-10-01T11:05:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522073"},"modified":"2024-10-01T14:05:54","modified_gmt":"2024-10-01T11:05:54","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-wakiilka-unops-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-wakiilka-unops-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka oo xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka UNOPS ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ala\u2019a Nemer oo ah u qeybsanaha Soomaaliya ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Adeegyada Mashaariicda UNOPS iyo Venelin Rengelov oo ah madaxa qeybta taageerada ee UNOPS.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyintan ka socotay Hay\u2019adda UNOPS ayaa Guddoomiyaha uga warbixisay mashaariicda horumarineed ee ay ka fuliyaan dalka iyo qaabka ay u fuliyaan, waxaana sidoo kale kulanka looga hadlay wada shaqeynta Baarlamaanka Soomaaliya iyo Hay\u2019adda UNOPS.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku bogaadiyay hay\u2019adahan howlaha mashaariic ee ay wadanka ka hayaan iyo sidoo kale taageeradda ay siiyaan hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ala\u2019a Nemer oo ah u qeybsanaha Soomaaliya ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Adeegyada Mashaariicda UNOPS iyo Venelin Rengelov oo ah madaxa qeybta taageerada ee UNOPS. Mas\u2019uuliyintan ka socotay Hay\u2019adda UNOPS ayaa Guddoomiyaha uga warbixisay mashaariicda horumarineed ee ay ka fuliyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":522074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522073","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522075,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522073\/revisions\/522075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}