{"id":522042,"date":"2024-10-01T10:15:01","date_gmt":"2024-10-01T07:15:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=522042"},"modified":"2024-10-01T10:57:12","modified_gmt":"2024-10-01T07:57:12","slug":"israel-oo-weerarada-cirka-ee-lubnaan-ku-kordhisay-ciidanka-dhulka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-weerarada-cirka-ee-lubnaan-ku-kordhisay-ciidanka-dhulka\/","title":{"rendered":"Israel oo weerarada cirka ee Lubnaan ku kordhisay ciidanka dhulka"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Israa&#8217;iil ayaa gudaha u galay Lubnaan ka dib markii lagu dhawaaqay in howlgal xadidan oo dhulka ah ay la beegsanayaan kooxda Xisbullah ee fadhigeedu yahay koonfurta Lubnaan .<\/p>\n<p>Howlgalka dhulka ayaa la sheegay in ay barbar socdaan duqaymo xagga cirka ah oo lagu \u00a0qaaday xaafado dhowr ah oo dhaca koonfurta Beirut.<\/p>\n<p>Duqeymo dhacay maalinimadii shalay ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof, sida ay ku warantay Wasaaradda Caafimaadka ee Lubnaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale,weerar ay Israa&#8217;iil ku qaadday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 11 qof, sida ay sheegeen dhakhaatiirtu.<\/p>\n<p>Qasa illaa hadda waxaa ku dhintay ugu yaraan 41,615 qof ,halka dadka dhaawaca ah ay gaarayaan 96,359 ,kadib dagaalkii bilowday sanadkii tagay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Israa&#8217;iil ayaa gudaha u galay Lubnaan ka dib markii lagu dhawaaqay in howlgal xadidan oo dhulka ah ay la beegsanayaan kooxda Xisbullah ee fadhigeedu yahay koonfurta Lubnaan . Howlgalka dhulka ayaa la sheegay in ay barbar socdaan duqaymo xagga cirka ah oo lagu \u00a0qaaday xaafado dhowr ah oo dhaca koonfurta Beirut. Duqeymo dhacay maalinimadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":522048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-522042","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=522042"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522049,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/522042\/revisions\/522049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=522042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=522042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=522042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}