{"id":521999,"date":"2024-09-30T13:02:28","date_gmt":"2024-09-30T10:02:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521999"},"modified":"2024-09-30T15:51:14","modified_gmt":"2024-09-30T12:51:14","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-kulan-aaladda-fogaan-aragga-ah-kula-yeeshay-dhigiisa-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-kulan-aaladda-fogaan-aragga-ah-kula-yeeshay-dhigiisa-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo kulan aaladda fogaan aragga ah kula yeeshay dhigiisa dalka Turkmenistan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah [Zoom] la yeeshay dhigiisa Wasiirka Waxbarashada ee dalka Turkmenistan Mudane Jumamurad Gurbangeldiyev.<\/p>\n<p>Shirkaas ayaa si qoto dheer loogaga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka labada dal ka dhexeeya gaar ahaan dhinaca waxbarashada heer jaamacadeed, dhaqanka iyo tiknoolajiyadda.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay soo qabanqaabisay safaarada JFS ee wadanka T\u00fcrkiye ayaa qabanqaabadiisa ay la xiriirtaa booqashadii uu dhawaan ku tagay Turkmenistan Danjiraha Soomaaliya u fadhiya T\u00fcrkiye iyo Turkmenistan Mudane Fatxudiin Cali Maxame<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah [Zoom] la yeeshay dhigiisa Wasiirka Waxbarashada ee dalka Turkmenistan Mudane Jumamurad Gurbangeldiyev. Shirkaas ayaa si qoto dheer loogaga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka labada dal ka dhexeeya gaar ahaan dhinaca waxbarashada heer jaamacadeed, dhaqanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":522000,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521999","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521999"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":522008,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521999\/revisions\/522008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}