{"id":521987,"date":"2024-09-30T11:23:32","date_gmt":"2024-09-30T08:23:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521987"},"modified":"2024-09-30T11:24:57","modified_gmt":"2024-09-30T08:24:57","slug":"dibad-bax-ballaaran-oo-lagu-weyneynayay-dhalashada-xabiibkeena-muxamed-nnkh-oo-lagu-qabtay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dibad-bax-ballaaran-oo-lagu-weyneynayay-dhalashada-xabiibkeena-muxamed-nnkh-oo-lagu-qabtay-nairobi\/","title":{"rendered":"Dibad bax ballaaran oo lagu weyneynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Isu soo bax ballaaran oo lagu weynaynayay dhalashada\u00a0 Xabiibkeena Muxamed (NNKH) oo ay ka qeybgaleen Culimaa&#8217;udiin ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Guddiga Dhallinyarada Ahlusunna WalJamaaca laguna weyneynayay dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) ayaa waxa ka qeybgalay Culimaa&#8217;udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha iyo dalka dibadiisa oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Maxamuud Cabdul baari,Sheekh Cabdiraxmaan Waaberi iyo Sheekh Maxamuud Maxamed Guriceel\u00a0 iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Nairobi dalka Kenya.<\/p>\n<p>Bishan\u00a0 Mowliid\u00a0 oo ah bisha uu dhashay Suubanaheena Nebi Muxamed (NNKH) ayaa Muslimiinta waxa ay u tahay fursad aad u qiimo badan oo ay ku xasuusanayaan naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha,\u00a0 loona baahanyahay in lagu daydo wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, lana raaco tilmaamihiisa qiimaha badan.<\/p>\n<p>Culimadii ka hadlay munaasabadda ayaa bulshada uga sheekeeyay siirada Nebi Muxamed (NNKH), taariikhdiisa..<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240930_111807_811.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Isu soo bax ballaaran oo lagu weynaynayay dhalashada\u00a0 Xabiibkeena Muxamed (NNKH) oo ay ka qeybgaleen Culimaa&#8217;udiin ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Guddiga Dhallinyarada Ahlusunna WalJamaaca laguna weyneynayay dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) ayaa waxa ka qeybgalay Culimaa&#8217;udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha iyo dalka dibadiisa oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":521988,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521987","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521987"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521991,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521987\/revisions\/521991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521988"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}