{"id":521966,"date":"2024-09-30T08:38:55","date_gmt":"2024-09-30T05:38:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521966"},"modified":"2024-09-30T09:45:50","modified_gmt":"2024-09-30T06:45:50","slug":"guddoomiye-kuxigeenka-labaad-ee-bjfs-oo-qabtay-munaasabad-lagu-xusayay-xuska-dhalashada-nabigeena-muxamed-nnkh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-labaad-ee-bjfs-oo-qabtay-munaasabad-lagu-xusayay-xuska-dhalashada-nabigeena-muxamed-nnkh\/","title":{"rendered":"Guddoomiye kuxigeenka labaad ee BJFS oo qabtay Munaasabadda Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabad lagu xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxammad NNKH oo uu soo qaban qaabiyay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, waxaa ka qeyb galay wasiiro, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka iyo culimaa\u2019udiinka Ahlu-Sunna Waljamaaca.<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo khdubad ka jeediyay Munaasabadda Xuska Dhalashadda Nabigeenna Muxammad NNKH ayaa ugu horeyn u mahad celiyay dhamaan culimaa\u2019udiinkii iyo mas\u2019uuluyiintii ka qeyb gashay,waxa uuna tilmaamay in mar walba ay tahay in la xuso nabigeenna Muxammad NNKH.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa balan qaaday in sanadka soo socda Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxammad NNKH lagu qaban doono meel fagaara ah oo ay kasoo wada qeyb geli doonaan dadka Soomaaliyeed iyo madaxda Dalka.<\/p>\n<p>\u201cDhalashada Nabigeenna Muxammad NNKH xuskiisa mar walba ayaa nalooga baahanyahay inaan xusno sidoo kalena aan raacno sifooyinkiisii wanaaga badnaa,waxaana culimadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay dadka Soomaaliyeeed ku wacyi geliyaan xuska iyo jaceylka suubanaheenna Muxammad NNKH,waxaan balan qaadeynaa in sanadka soo socda xuska Dhalashada Nabigeennna NNKH aan ku qaban doonno meel fagaara ah oo ay ka wada qeyb galaan dadka Soomaaliyeed iyo madaxda Qaranka \u201c ayuu yiri Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.<\/p>\n<p>Munaasabadda xuska Dhalashada Nabigeenna Muxammad NNKH oo lagu qabtay hoyga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,waxaa ka qeyb galay wasiiro Iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda iyo sidoo kale Culimaa\u2019udiin.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240930_083502_144.sdocx--><br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240930_083135_002.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-521967\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674263622.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-521968\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674261074.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-521969\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674258182.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-521970\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/FB_IMG_1727674255755.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabad lagu xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxammad NNKH oo uu soo qaban qaabiyay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, waxaa ka qeyb galay wasiiro, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka iyo culimaa\u2019udiinka Ahlu-Sunna Waljamaaca. Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":521968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521966","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521966"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521978,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521966\/revisions\/521978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521968"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}