{"id":521894,"date":"2024-09-28T11:05:14","date_gmt":"2024-09-28T08:05:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521894"},"modified":"2024-09-28T11:20:16","modified_gmt":"2024-09-28T08:20:16","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-ficillada-itoobiya-qaadayso-waa-kuwo-qalqal-gelinaya-nabadgalyada-iyo-xasiloonida-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-ficillada-itoobiya-qaadayso-waa-kuwo-qalqal-gelinaya-nabadgalyada-iyo-xasiloonida-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamsa &#8220;ficillada Itoobiya qaadayso waa kuwo qalqal gelinaya nabadgalyada iyo xasiloonida Geeska Afrika."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbada ka jeediyay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Itoobiya ay halis ku tahay nabadgelyada iyo xasiloonida Geeska Afrika.<\/p>\n<p>&#8221; ficillada Itoobiya qaadayso waa kuwo qalqal gelinaya nabadgalyada waxay na halis weyn ku yihiin Amniga iyo xasiloonida guud ahaan Geeska Afrika&#8221;<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare xamse ayaa tilmaamay in Soomaaliya cadayneyso xaqa ay u leedahy Difaaca midnimadeeda dhulkeed ee jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Soomaaliya waxay cadaynaysaa xaqa ay u leedahay inay difaacdo midnimada dhulkeeda, Waxa ayna ugu baaqaysaa Itoobiya in ay joojiso daandaansiga ay waddo oo ay u hoggaansanto shuruucda Caalamka&#8221; ayuu yari Ra&#8217;iisul wasaare Xamsa<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasare Xamsse Cabdi Barre ayaa Beesha caalamka uga mahadceliyey garab istaaga Soomaaliya, iyagoo cambaareyey xadgudubyada Itoobiya sidoo kalena taageeray ilaalinta mabaadi&#8217;da qaranka gobanimada iyo wadajirka dhuleed, kuwaas oo ah tiirar u ah nabadda iyo amniga caalamka.<\/p>\n<p>&#8220;Xasiloonida gobolku waxay ku xidhan tahay is ixtiraamka Mabaadi\u2019daas, \u201cItoobiyana waa in lagula xisaabtamaa falalka khalkhal galinaya Xasiloonida Gobalka Geeska Afrika\u201d, RW. Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare xamse ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in la iskula xisaabtamo ficiladda ku xadgudubka xuduudaha caalamiga ah ee Itoobiya ku kacayso<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbada ka jeediyay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Itoobiya ay halis ku tahay nabadgelyada iyo xasiloonida Geeska Afrika. &#8221; ficillada Itoobiya qaadayso waa kuwo qalqal gelinaya nabadgalyada waxay na halis weyn ku yihiin Amniga iyo xasiloonida guud ahaan Geeska Afrika&#8221; Ra&#8217;iisul wasaare xamse ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":516312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521894","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521894"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521900,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521894\/revisions\/521900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}