{"id":521864,"date":"2024-09-27T20:18:23","date_gmt":"2024-09-27T17:18:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521864"},"modified":"2024-09-27T20:18:23","modified_gmt":"2024-09-27T17:18:23","slug":"masar-iyo-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-dhanka-horumarinta-magaalooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masar-iyo-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-dhanka-horumarinta-magaalooyinka\/","title":{"rendered":"Masar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga dhanka horumarinta magaalooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Howlaha Guud &amp; Guriyeynta ee dowladda Masar, Injineer Sherif El-Sherbiny ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud, iyaga oo ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p>Injineer El-Sherbiny ayaa caddeeyay in dowladda Masar, oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi, ay diyaar u tahay in ay la wadaagto Soomaaliya khibradeeda dhanka horumarinta magaalooyinka.<\/p>\n<p>\u201cMasar waxay leedahay xirfadaha iyo agabka lagama maarmaanka u ah dhismaha iyo horumarinta, waxaana rajeynayaa in aan ka qayb qaadan karno mashaariic tayo leh oo kaabaya horumarka dalka,\u201d ayuu yiri El-Sherbiny.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiir Siciid ayaa uga mahadceliyay Injineer El-Sherbiny soo dhaweynta, isagoo caddeeyay in Soomaaliya ay danaynayso in ay xoojiso iskaashiga ay la leedahay dawladda Masar.<\/p>\n<p>Injineer El-Sherbiny ayaa sidoo kale ku booriyay dowladda Soomaaliya inay ka qayb qaadato shirka caalamiga ah ee World Urban Forum, kaas oo looga hadlayo iskaashiga caalamiga ah ee dhanka horumarinta magaalooyinka, isla markaana ay kullamo la yeeshaan shirkadaha dhismaha ee Masar.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-521866 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/420274df-0554-454a-a5bf-e6cae111d6b6-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-521867 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f47a9a14-3af2-4269-b908-134ba347b3a6-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Howlaha Guud &amp; Guriyeynta ee dowladda Masar, Injineer Sherif El-Sherbiny ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud, iyaga oo ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal. Injineer El-Sherbiny ayaa caddeeyay in dowladda Masar, oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Abdel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":521865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521864","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521868,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521864\/revisions\/521868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}