{"id":521845,"date":"2024-09-27T15:25:21","date_gmt":"2024-09-27T12:25:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521845"},"modified":"2024-09-27T15:25:21","modified_gmt":"2024-09-27T12:25:21","slug":"maamulka-sodma-iyo-qaramada-midoobay-oo-ka-hadlay-xaaladda-binaadanimo-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-sodma-iyo-qaramada-midoobay-oo-ka-hadlay-xaaladda-binaadanimo-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maamulka SODMA iyo Qaramada Midoobay oo ka hadlay xaaladda bin\u2019aadanimo ee Soomaaliya \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka (SODMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahana isku-duwaha gargaarka bani\u2019aadannimo ee dalka Md. George Conway ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan bille ah oo dhinacyadu ku gorfeeyeen xaaladaha bani\u2019aadannimo ee taagan.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay qeyb ka ahaayeen hay\u2019adaha OCHA, UNDP iyo FAO, ayaa diiradda lagu saaray u diyaar-garowga abaaraha laga baqayo in ay ku dhuftaan qaybo ka mid ah bariga Afrika kuna jirto Soomaaliya, halka wax la iska weydiiyay sababaha keenay fatahaadaha xilligaan ka socda degaannada ku teetsan Wabiga Shabeelle, xilli aysan jirin roobab xooggan oo ka da\u2019aya Soomaaliya iyo buuraha Itoobiya.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa sidoo kale looga hadlay warbixintii qiimaynta khasaaraha ka dhashay fatahaadihii Dayr-ta ee sanadii tagtay, xoojinta arimaha kahortagga leexsashada gargaarka, wadaagidda iyo wadajir uga war-qabka xogaha arrima bani\u2019aadannimada ee dalka iyo sidii loo dardargalin lahaa mashruuca biyo xireenka Sabuun ee duleedka Jowhar, gaar ahaan qeybta mashruucaan ka quseysa Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka (SODMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahana isku-duwaha gargaarka bani\u2019aadannimo ee dalka Md. George Conway ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan bille ah oo dhinacyadu ku gorfeeyeen xaaladaha bani\u2019aadannimo ee taagan. Shirkaan oo ay qeyb ka ahaayeen hay\u2019adaha OCHA, UNDP [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":521847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521845","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521846,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521845\/revisions\/521846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}