{"id":521744,"date":"2024-09-26T09:55:10","date_gmt":"2024-09-26T06:55:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521744"},"modified":"2024-09-26T09:55:10","modified_gmt":"2024-09-26T06:55:10","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ku-khaarijiyay-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ku-khaarijiyay-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Awdheegle, (SONNA):\u2013 Guutooyinka Gorgor iyo 14-ka October ee ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ku beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, oo ay ku jiraan horjoogayaal, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Jowhar-Awdheegle oo 5 KM u jirta degmada Awdheegle.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay Khawaarijta isugu yimaadeen shirar iyo abaabul ay ku doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ciidanka Guutada 175-aad ee Gorgor iyo Guutada 146-aad ee 14-ka October ayaa si wadajir ah u fuliyay weerarkan qorshaysan, iyaga oo khasaare kala duwan gaarsiiyay kooxaha argagixisada ah ee aan naxariista lahayn.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Awdheegle, (SONNA):\u2013 Guutooyinka Gorgor iyo 14-ka October ee ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ku beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, oo ay ku jiraan horjoogayaal, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Jowhar-Awdheegle oo 5 KM u jirta degmada Awdheegle.\u00a0 Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay Khawaarijta isugu yimaadeen shirar iyo abaabul ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":521745,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521744","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521744"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521746,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521744\/revisions\/521746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}