{"id":521735,"date":"2024-09-26T08:43:30","date_gmt":"2024-09-26T05:43:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521735"},"modified":"2024-09-26T08:43:30","modified_gmt":"2024-09-26T05:43:30","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-magacaabay-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-hawada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-magacaabay-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-hawada\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin inuu noqdo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa timid si loo dar-dar gelinayo isbeddelada lagama maarmaanka u ah horumarinta hay\u2019adaha dowladda, gaar ahaan kuwa muhiimka u ah kobcinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo horumarinta waaxda duulista iyo gaadiidka dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin inuu noqdo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS. Magacaabistan ayaa timid si loo dar-dar gelinayo isbeddelada lagama maarmaanka u ah horumarinta hay\u2019adaha dowladda, gaar ahaan kuwa muhiimka u ah kobcinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":521736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521735","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521737,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521735\/revisions\/521737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}