{"id":521677,"date":"2024-09-25T14:05:43","date_gmt":"2024-09-25T11:05:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521677"},"modified":"2024-09-25T14:05:43","modified_gmt":"2024-09-25T11:05:43","slug":"wafdi-uu-hoggaaminayo-wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-gaaray-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-hoggaaminayo-wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-gaaray-jowhar\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta XFS oo gaaray Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Wasiir Beene-beene ayaa la filayaa inuu kormeero diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaran (QIQ: 2025-2029) ee ka socda dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Hirshabeelle ayaa waxaa in dhowaalaba ka soconayay mashaariic kala duwan oo ay iska kaashanayaan dowladda dhexe iyo maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Wasiir Beene-beene ayaa la filayaa inuu kormeero diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaran (QIQ: 2025-2029) ee ka socda dowlad goboleedka Hirshabeelle. Hirshabeelle ayaa waxaa in dhowaalaba ka soconayay mashaariic kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521677","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521679,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521677\/revisions\/521679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}