{"id":521672,"date":"2024-09-25T12:58:49","date_gmt":"2024-09-25T09:58:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521672"},"modified":"2024-09-25T12:59:19","modified_gmt":"2024-09-25T09:59:19","slug":"shirka-guddiga-hagidda-mashruuca-iskaashiga-hayadaha-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-loo-leeyahay-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-guddiga-hagidda-mashruuca-iskaashiga-hayadaha-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-loo-leeyahay-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shirka guddiga hagidda mashruuca iskaashiga hay\u2019adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo muqdisho ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa magaaladda Muqdisho ka furay kulanka guddiga haggida mashruuca iskaashiga hay\u2019adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee tababarka xirfadaha tamarta la cusbooneysiin karo.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa tababar iyo horumarin dhanka xirfadaha cagaaran ah iyo kuwa la cusbooneysiin karo loogu samayn doona 350 dhalinyaro ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka ayaa uga mahad celiyay hay\u2019adaha gaarka loo leeyahay taageeradooda hagar la\u2019aaneed ee mashruucan, isagoo ku amaanay kaalinta wayn ay ka gaysteen aasaasidda xarumaha barashada farsamada gacanta, kuwaas oo soosaaray dhallinyaro badan oo xirfadleyaal ah shaqo abuurna u sameeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa magaaladda Muqdisho ka furay kulanka guddiga haggida mashruuca iskaashiga hay\u2019adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee tababarka xirfadaha tamarta la cusbooneysiin karo. Mashruucan ayaa tababar iyo horumarin dhanka xirfadaha cagaaran ah iyo kuwa la cusbooneysiin karo loogu samayn doona 350 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521673,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521672","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521672","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521672"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521672\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521675,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521672\/revisions\/521675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}