{"id":521632,"date":"2024-09-24T21:58:39","date_gmt":"2024-09-24T18:58:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521632"},"modified":"2024-09-24T21:58:39","modified_gmt":"2024-09-24T18:58:39","slug":"wasiirka-arrimaha-qoyska-oo-muqdisho-ka-furay-shir-ku-saabsan-doorka-macalinka-dugsi-quraanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-qoyska-oo-muqdisho-ka-furay-shir-ku-saabsan-doorka-macalinka-dugsi-quraanka\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha Qoyska oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan doorka macalinka dugsi Qur\u2019aanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqal Insaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan looga hadlayay Doorka macalimiinta Dugsiga Qur\u2019aanka kariimka ay ku leeyihiin bulshada dhexdeeda.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka kala dhexeeyo macallinka dugsiga Qur\u2019aanka Kariimka, Waalidiinta iyo Caruurta dugsiyada Qur\u2019aanka Kariimka ee ay wax-baraan iyo dhibaatooyinka haysto oo ay ka mid yahiin; xarumaha laga furo dugsiyada qur\u2019aanka oo aan lasiinin ahmiyadda ay leeyahiin.<\/p>\n<p>Mudane Bashiir Maxamed Jaamac wasiirka Wasaaradda ayaa sheegay in waajib ballaaran ka saaranyahay Wasaaraddu xaquuqda caruurta Soomaaliyeed, si gaar ah kuwa macallimiinta waxbaraan xilligan, ka wasaarad ahaan waxaan ku howlanahay dejinta siyaasadda dowladda ay ka leedahay dugsiyada Qur\u2019aanka kariinka tas oo qeexayso horumarinta goobaha dugsiyada lagu furayo, xallinta caqabadaha jira iyo qurxinta suuradda umadda Soomaaliyeed, si aan u helno carruur maskaxdooda caafimaad qabta iyo deegaan nadiif ah wax ku bartay oo ay mudnaanta kowaad ii tahay Qur\u2019aanka kariima ah.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii kulanka muhiimka ah waxaa sooo qaban-qaabiyay La-taliayaha arrimaha bulshada ee xafiiska Madaxqeynaha JFS Marwo Xaliimo Culusow, waxaana ka soo qeybgalay Macallimiinta dugsiyada Qur\u2019aank kariimka ee Gobolka Banaadir, Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed iyo madax ka socotay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-521633\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0004-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-521634\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0005-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-521635\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0006-803x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"803\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0006-803x1024.jpg 803w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0006-235x300.jpg 235w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0006-768x979.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0006.jpg 847w\" sizes=\"auto, (max-width: 803px) 100vw, 803px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-521636\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/IMG-20240924-WA0007-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqal Insaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan looga hadlayay Doorka macalimiinta Dugsiga Qur\u2019aanka kariimka ay ku leeyihiin bulshada dhexdeeda. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka kala dhexeeyo macallinka dugsiga Qur\u2019aanka Kariimka, Waalidiinta iyo Caruurta dugsiyada Qur\u2019aanka Kariimka ee ay wax-baraan iyo dhibaatooyinka haysto oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":521636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521632","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521632","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521637,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521632\/revisions\/521637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}