{"id":521569,"date":"2024-09-24T07:47:17","date_gmt":"2024-09-24T04:47:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=521569"},"modified":"2024-09-24T07:49:13","modified_gmt":"2024-09-24T04:49:13","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-new-york-kula-kulmay-danjiraha-mareykanka-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-new-york-kula-kulmay-danjiraha-mareykanka-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo New York kula kulmay danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay, Ambassador Linda Thomas-Greenfield.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo New York kaga qaybgalaya shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale halkaasi kulan doceedyo kula qaatay madax badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay, Ambassador Linda Thomas-Greenfield. Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Mareykanka. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo New York kaga qaybgalaya shirka Golaha loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":521572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-521569","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=521569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521571,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/521569\/revisions\/521571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=521569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=521569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=521569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}